Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka oo la ildaran caabuqa Coronavirus & Khayre oo ka hadlay

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur-cadde) ayaa la sheegay in laga helay caabuqa Coronavirus, isagoo haatan ku xanuunsanaya Isbitaal ku yaalla Magaalada London. Cudurka halista ee Coronavirus ayaa ku sii faafaya dalal badan oo ku yaalla caalamka, waxaana u dhintay in ka badan 10,000 oo qof halka boqolaal kun oo kalena ay … Continue reading Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka oo la ildaran caabuqa Coronavirus & Khayre oo ka hadlay